Reer Banaadir
Ka Wikipedia
Gobolka Banaadir dadka dega waxaa ka mid ah dadka Reer Banaadiriga oo ah umad isku tatay oo ka kala yimid meelo kala duwan, lehna culumaa'udiin, ganacsato, beeraleey, xoola dhaqato iyo kaluumaysato. Reer Banaadiriga waxay ku midoobeen diinta Islaamka, waana umad bari-Afrika taariikkh weyn ku leh, haday noqol lahayd dhinaca ilbaxnimabda. Waxayna mudo badan ka muuqatay dunida carabta iyo qaar ka mid ah dowlada Afrika.
[Wax ka bedel] Maahmaahyada Banaadiriga
Reer Banaadir waxay leeyihiin xadaarad wayn. Qaybtaana waxaan ku soo uruurinaayaa Maahmaahyada reer Banaadir. Fadlan ka qayb qaado howshaan weyn.
[Wax ka bedel] A - Y
- Luuq Luuq Marow, Laazim Laami Lee u danbeeyo
- Malaay banaan ma yimaad, maqaalin lee keentaa
- Mukulaal mininkeeda joogto, mici libaax ey leedahay
- Canjeero sii ukala koreeysaa loo kale qadaa
- Ninkii Dagaalkaaga Rabo, Dooradaada Aas Ka Soo arartaa
- Murug mahino meel laga rabin muradkaaga galee
- Yawaaye yaas ahaay yeeli meyne
- Yamaarug aa yaaq ka weyn aan la yabanahay ...
- Kahari waysee waa ku haaysataa
- Daraja diidoo duli ayaa kuu danbeeyo
- Ibna aadan is waayay arin aa kala geeysay
- Dhuxul duugto aa daango dubtaa
- Cumrigaaga hadiis raago geel dhalaayo aas ku tusinaa
- Usamir ama ka samir
- Wareerka waqtigaa keenay
- Hadii leys ceshan waayo cida waa is dhimee
- Muraadkiis heloo meel dheer aas kaa maraa
- Bada ninkii kuleh aa boodo
- Markay foolatay ayaa facshirkeeda la,ogaaday
- Aadamoo maxaa aragti kuu laaban
- Geel maxaas indha kuul ka kasaa, kurtunkaas ku xogtaa
W.Q. Dr Cabdirahman Sharif maye.(Daairi)