Reer Baraawe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Reer baraawe waa dad degan Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxeena ku hadlaan luqad u gooni ah oo la dhoho Af-Baraawani ama (chimini ama chimbalazi), waa lahjo u dhow afka sawaaxiliga . Reer baraawe badankoodana waxay ku hadlaan aftuni ama Af-Baraawe iyo afsoomali.Dadka reer baraawe waa dad ganacsato ah, waxeena khatar ku yihiin kaluumeesiga.waxyaabaha aad loogu yaqaano reer Baraawe waxaa ka mid ah cuntada macmacaan, sida (Caano baraawe) oo soomaalida aad u xiiseeso,waa macmacaan laga sameeyay caano la karkariyay oo sunkor lagu daray iyo waxyaabo macmacaan ah, kalarkiisa waxoo noqonaa gaduud jaale cml, waxaa loo sameeyaa sida xalwada oo kale.Dhinaca musikada khatar ee ku yihiin, laakiin badanaa waxee ku heesaan heesaha af-baraawe, waa sida heesaha xamariga oo kale, wee ka duwanyihiin heeso dhaqameedka.

http://miini.webs.com/apps/blog/entries/show/3285839-tarikhi-ya-mini-barawa- taariikh kooban oo reer Baraawe.