Rikter Cabir

Ka Wikipedia

Waa Halbeeg lagu qiyaaso Dhulgariirka ee kasareeya 4.5


Liiska[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kani waa liiska cabirka Dhulgariirka
Cabirka Rikter Qeexid Saameenta dhulgariirka Soo laalaabashada Udhiganta TNT
Ka yar 2.0 Jilicsan Dhulgariir yer oo aan la dareemin. Qiyaastii 8000 Maalintiiba < 1 Tan (1000kg)
2.0–2.9 Aad uyara jilicsan Dadku madareemayaan, Laakiin cabirka ayaa sheegaya Qiyaastii 1000 Maalintiiba Inta udhaxaysa 1 e 31,6 Tan
3.0–3.9 Dadku waydareemayaan, Wayna yartahay in uu dhib gaystaa 49000 Sanadkiiba Inta udhaxaysa 31,6 ilaa 1000 Tan
4.0–4.9 Qafiif Dadku waydareemayaan laakiin Gariirka iyo waxyaabaha lulmaya wax dhib ahna makeeno. 6200 Sanadkiiba Inta udhaxaysa 1000 ilaa 31.600 Tan
5.0–5.9 Dhexdhexaad Dhib ayuu gaysan karaan. Guryaha jilicsan laakiin kuwa adag waxba kadhibi maayo. 800 Sanadkiiba Inta udhaxaysa 31.600 ilaa 1 milione ee Tan
6.0–6.9 Awoodleh Dhib wayn ayuu gaysan karaa laga bilaabo bartii uu ka biloowday ilaa 160 Km. 120 Sanadkiiba Inta udhaxaysa 1 e 31,6 Malaayiin Tan
7.0–7.9 Aad u awood badan Aad ayuu uqasaara badanyahay waxa uuna gaari karaa meela badan. 18 Sanadkiiba Inta udhaxaysa 31,6 Maalaayiin iyo 1 Balaayiin ee Tan
8.0–8.9 Lixaadleh Waxa uu gaysankaraa qasaare lixaadleh asigoo gaaraya Boqolaal Kilomiter 1 Sanadkiiba Inta udhaxaysa 1 ilaa 31,6 Balaayiin ee Tan
9.0–9.9 Waxa uu gaysankaraa qasaare lixaadleh asigoo gaaraya Kumayaal Kilomiter 1 Mar 20 kii sanadood Inta udhaxaysa 31,6 e 1000 Balaayiin ee Tan
10.0+ Halaak Mid lagu halaagsamo Ilaaheey Somalia haka badbaadsho. Ilaa iyo hadda lama sheegin meel uu ka dhacay > 1000 Bilyan Tan