Sabool

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Sabool ama Faqiir waa qof aan waxba heesanin.Dadka faqiirka ah ee caalamka ku nooli waa malaayiiin, meelkastana way ku noolyihiin.wadamada ugu faqiirsan caalamka waxee u badanyihiin Afrika iyo aasiya.Jamciyada quruumaha kadhaxaysaa waxa ay faqri ku tilmaamtaa dawlada aan sanadkii qofku helin lacag gaadhaysa 600 oo Dollar.