Salaad darbi

Ka Wikipedia

SALAAD MAXAMED SHARDI SALAAD DERBI waxa uu ahaa fanaan soomaaliyeed ( dhashay 21 marso 1950kii ) waa fanaan taariikh ku leh somaliya ilaa east africa

xiligii uu fanka kusoo biiray[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa fanka ku soo biiray ka hor ahmed cumar cigaal salaad wuxuu si caadiya u bilaabay fanka sanadku markuu ahaa 1963 julay isaga oo yar oo jiray 13 sano salad heesihiisii hore hada dhegayato amaba dhegaystay waxaa uu cod kiisu u ekaa gabadh maxaa yeelay wuxuu ahaa nin yar oo caruur ah hadaba isaga oo sidaa u yar maxaa ku kalifay in uu gala fanka.

Hadaba salad wuxuu ahaa markuu yaraa nin jecela fanaka xitaa markuu ku jiray dugsi quraanka oo uu jiray 8 dee sano wuxuu ahaa qof u hanuusan fanka oo wixii loosheegoba sidii heestii ugu luuqayna xitaa marka macalin ku uu yiraahdo akhri ALIF wuxuu u akhriyi jiray sidii heesti oo kale ama ugu luuqayn jiray hadaba yaa ku soodaray Derbi fanka Derbi siduu u dhiganayey kulaajada ayaa waxaa la baray nin ka la yiraahdo SHIIKH HALOWLE waxaan baray nin kuleejada uu Derbi dhigto ka ahaa kaabo markaa waxaalaga qaaday intixaan ku saabsan xaga heesaha uu ku eegayey HALOOWLE in Derbi uu heesi karo kabacdi wuu ku gudbay markaas waxay u ka xeeyeen idaacad meesheedii oo ay

heestiisii uguhoraysay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

ahayad JULY 1 deedii oo ahayd meel ay soomaali oo dhai isiugu imanayso xitaa madax waynihii xiligaa xukumayey Soomaaliya aadan cade oo laagu dabaal degayay maalintii XORNIMADA SOMALIYA ama MAALINTII WAQOOYI IYO KONFURI IS RAACDAY markaas Derbi halkaas buu ka heesay waan la jeclaaday wiilkaa yar oo heesaha sida uu ugu lluqaynayo aan daka waawayni kari Karin xitaa Derbi wuxuu yir markaa aan ka heesayey meeshaa waxan gaadhi kari waayey mingirafoonka uu ku heesayo oo waxa lay dhigay mijilis aan u boxo markaa waxaa la oran karaa Derbi maah nin ciyaar ciyaar uga soo dhex baxay bulshada somaliyeed waxayna u ahayad taariikh fiican uu aadan ugasha xasuustiisa maalintii loo dabaal degayay xurnimada wadankiisa isaguna uu ku soo baxay oo uu kunoqday fanaan can ah isla markiiba derbi waxaa qadatay idaacadii xiligaa ka jirtay Soomaaliya isaga iyo MAXAMED CALI KAARIYE IYO DEGJAR IYO KUWA KALEBA ilaa iyo 1965 tii ayaay u shaqaynayeen idaacad ilaa iyo markii laga sameeye KOOXDII WAABERI oo ahayd markii laysku daray kooxdii muqdisho iyo kuwa waqooyi loona bixiyey WAABERI 1968 derbi wuxuu la heesayey magool heesta magaceeda la yiraahdo KUUNTOMAR

waa heesi hii ugu horeey ee uu qaday marku waynaday una ug ujeclaa Riwaayadihii uu ka qaybgalay waxa kamid ahaa QABRIGII JACAYLKOOW AASKII JACAYLKA IYO QAARKALOO BADAN Derbi lama soo koobi karo riwaayadihiisa iyo heesihiisa intani waa intii carbkiisu soo qabtay hadaba haddii uu yahay Derbi nin ilaa iyo xiligaa soo waday fanka oocaan ah debeecadiisu waa side maru uu Abawaan Sangub wax ka taabtay dabeecada Salaad Derbi wuxuu yir waa Fanaan kaan ugu jeclahay Fanaanad somaliyeed Salaad Derbi waa nin qaboow wuuna haa nin wixiisa dhan ku dhamaysata sabuur dheerad ah oo aan Fanaandu lahana hadaba goormaa magacan uu salad raacay DERBI ma waxaa loo bixiyey intu ahaa Fanaan ka mise ka hor Salaad wuxuu yiri anaao yar oo iskuulka dhigta baa lay bixiyey waxaan ii bixiyey MACALINKISII yaraantii dadka qaar waxay yiraahdan waxaa Salaad loogu bixiyey Derbi wuxuu aahaa nin seexada Derbiyada lakiin salad sidaa maah buuyiri ee waxaa lagu bixiyey waa dhega adkaa markaa sidaa darted baa laygu bixiyey DERBI hada haddii Salaad u ahaa nin dhega adag xaga dugsida aan wax udhicin qalbigiisa seedee buu ula keenay marka uu Fanka galay oo aanay xiligaa weliba jirin farsoomalidan ayanu hada wax ku qoraa Salaad wxuu yiri xaga heesu iguma adkayn marhadan dhegayso waxaan ugu dhegi jiray sida computerka oo kale marlabaad uamaan baan hjirn il aan dhegaysto hadaba haddii uu Derbi ka dhex muuqday bulashada somaliyeed side bu u arkayey xayase ula muuqdeen isaga horta somalidu way jeclayd Fanaaniiteeda Fanaaniituna way jeclaayeen shacabkooda lakiin Salaad wuxuu yiri anigu waxaan ka jeclaa bulshada somaliyeed may jirin ilaa iyo hada oo aan qurba joogona waxaan ka jeclahay ma jiraan ciday doona haadeen qabiilkay doon ha ahaadaan waxay aahaayeen dad iskugu kay mid ah ilaaiyo hada hadaba salad sidaa uu u jeclaa umada somalyeed muyuu u jeclaa fanaka haa waa uu jeclaa fanka lakiin Salaad wuxu yiri weligay iskuma lahan jirin Fanaka oo isnaam oran jirin ku shaqayso Fanka ee waxaan tijaabin jiray wax yaabo kale waxaa jirta mar uu Salaad uu ka baxay kooxdii Waaberi oo uu aaday sacuudiga oo lays lahaa Salaad wuu ka baxay Fanaka hadan uu dib ugu soo labtay oo uu yiri kabaxay Fanaka ee waan u nasanayey hadaba Fanaan walaba iyo Abawan walaba oo heesa ama sameeya hees waxaa badan kooda soomaray jacayl dhaba ah oo ay ka heesen dhica Salaadana waxaa ugu jirta Taariikhdiisa hees uu u qada jacayl dhab ah oo ku dhacay heestuu u qadayan waxaa la oran jiray CEEL BUUR ada ka qaar waxay yiraahdaan heestu waa CEEL BUUR KUYAAL lakiin isagu sidaa kama uu wadine wuxuu ka waday Ceel buur magalada la yiraahdo waxaan deganayd gabadh uu Salaad derbi jeclaa markaa sidaa darted buu ugu soo hal qabsaday Ceel buur xitaa waxaa dhacday in Abwaan HADRAAWI uu ku yiri mar isaga iyo Salaad iyo kuwa kale oo ka mid ah Fanaanita iyo Abwanada somaliyeed oo mar uu ka jiray iskaa wax u qabso Soomaaliya ay dhisayeey iskuul ku yaal Biledwayane oo la yiraahdo DHAGAXTUUR ee ahaa Sekenderiga ay joogaaan buu ku yiri Hadraawi Salaado waxaan samaynayaa hees kale oo u dhiganta Ceel buur oo ku saabsan Beled wayane qaad markaa Salaad wuu ku diiday oo wuxuu yiri Anigu Ceer buur waxaan kalahaa dan sidaa darted baan ugu soo hal qabsanayey Ebalad waayn hees ay ku jirto qaadimaayo BELEDWAYN markii la soo laxan gareeyey oo musig la saaray waatiilaadhiibay XASAN AADAN SAMATAR uuna ku soo baxay Salaad intuu fanaka ku jiray wuxuu la dhigay gabadho badan marakaa mar la waydiiyey Salaad in uu wax ka xasuusto kuwu ugu jeclaa gabadhaas wuxuu yiri kuwii hore waxaan ugu jecalahay maandeeq iyo magool maxaayeelay iga waqtiyo badan baanu wada dhignay Riwaayado heesan wada qaadnay Riwayadii ugu danbaysay waxaa la dhigay Soomaaliya SAADO CALI IYO MAANDEEQ SAlaad wuxuu yiri kuwa hada ah ima diiriyo Fankoodu amaba qaabka ay u wadaan muusig hanoqoto iyl laxabee waxaan la jiraa oo idiiya guruubkaygii hore ee aan la soobilaabay mar lwayadiiyey waxa u dhexeeya fankii hore iyo kan hada aha wuxuu yiri.

kii hore wuxuu ahaa mid dad badani isugu tagaan soona wada saaraan lakin kan hada ah waa hal qof iyo halgitaar markaa dhan dhan malaha buu yiri Derbi wuxuu yiri iga gaadhsiiya dhabaal dadka somaliyeed meelkastay joogaan intaa nool inta dhimatayna ala ha unaxariisto waxaan idiin rajaaynayaa nabada inaan isku aragno