Salaada Cishe
Ka Wikipedia
Waa salaada shanaad ee salaadaha faradka waxeyna kujirtaa salaadaha fadligooda badanyahay, Nabiga (NNKH) Wuxuu yiri ninkii tukada labada bardeyn Janada ayuu galayaa, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada cishaha malahan waxaa ka danbeeyo labo rakco oo sunna ah.
[Wax ka bedel] Sidoo kale fiiri
- Salaada Subax
- Salaada Duhur
- Salaada Casir
- Salaada Magrib
- Salaada Cishe