Salaada Subax
Ka Wikipedia
Waa salaada ugu horeyso salaadaha shanta ah waxeyna kamid tahay salaadaha sida weyn uga hadlay Nabiga(NNKH),oo uu yiri "ninkii Tukada labada qaboobe Jannada ayuu galaa" waxayna ka koobantahay 2 rakco. Salaada Subax waxaa ka horeeyo labo rakco oo sunna ah.
[Wax ka bedel] Sidoo kale fiiri
- Salaada Subax
- Salaada Duhur
- Salaada Casir
- Salaada Magrib
- Salaada Cishe