Saladh

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Saladh'

Saladh.

Saladh' sidoo kale loo yaqaano Ansalaato (Ingiriis: Salad) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Khudaarta saladhku waa caleemo baladhan oo cagaar ah kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda. Saladhku uma baahna in la kariyo ee sidiisa ayaa lagu cunaa.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, tamaandhada, barandhaha, saladhka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.