Saliid Macsaro
Ka Wikipedia
Salii Macsaro Waa saliid Cuntada lagu Cuno. waxaa laga sameeyaaa geedka SiSinta. Saliida waxaa aad laga isticmaalaa wadanka Soomaaliya iyo wadamada Aasiya sida Hindiya iyo Shiinaha.