Sanad Maalin Dheer

Ka Wikipedia

Sanad Maalin Dheer waa sano tirada maalmaheedu yihiin 366 maalin iyadoo la ogyahay sanadaha tirada maalmaheedu in ay yihiin 365 maalin laakiin dhulka waxuu wareeg ku samaynayaa qoraxda 365 maalin iyo rubuc maalin waxay noqonaysaa dhammaan rubucyadaas ku daristooda sanadka afaraad si ay ugu beeganto kalanderka wareegaas.

29 Febraayo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sanad Maalin Dheer tirada maalmaheeda 366 maalin iyadoo lagu kordhiyay maalin sanada caadiga ah maalintaas lagu kordhiyay waa 29 Febraayo afar sano ee kasta waxaa jirta maalinta 29 febraayo hal kaliya.

Liiska sanadaha maalin dheer[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Markii ugu horaysay sanad maalin dheer ee kalandarka Garigoriyan


Missing required parameter 1=month!