Saxiixu Muslim

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Saxiixul Muslim)

Saxiixul Muslim (Af-Carabi: صحيح مسلم) waa kitaab uu qoray imaam muslim oo ka hadla xadiiska, waxa oo kulmiyay 3033 xadiis oo saxiix ah marka laga reebo alxaadiista soo laalaabatay, waxey culamada islaamka isku raaceen inuu yahay kan labaad ee ugu ansaxsan kutubta axaadiista, marka laga yimaado sexiixu bukhaariga.