Sh. Cabduraxmaan Alsudeys

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Sh. Cabduraxmaan As-sudays (الشيخ عبد الرحمن بن عبد العزيز بن عبد الله بن محمد السديس) waa imaam ka Masjidulxaraam ee MakkahSaudi Arabia . Sudais wuxuu ku dhashtay Riyaadh, Saudi Arabia sanadu markey aheyd 1960.

Noloshiisa Sudays wuxuu Quranka dhammeyay 12 sano wuxuuna wax kubartay iskoolka layiraahdo Al Muthana Bin Xarith wuxuuna ka qalin jabiyay machadka Riyadh Scientific Institutionsanadu markey aheyd 1979.

Al-Sudays Wuxuu bartay sharciga diinta Islaamka wuxuuna ka qalin jabiyay jaamacda Riyadh sanaadkii 1983. Shahaadadiisa Ph.D. ga wuxuu ka qaatay jaamacada Umm Al-Qura sandkii 1995. Sh. Sudays waxaa lagu sharfay inuu dujiyo salaatul janaazadii lagu dugtay Sh. Cali Jaabir, Allaha u naxariistee.

Sidoo kale Fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]