Yuusuf Alqardaawi

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Sh. Yuusuf Alqardaawi)

thumb|right|Sh. Yuusuf Alqardaawi shiikh yuusuf al qardaawi waxa uu dhashay (9/9/1926) waxa uu ku dhashay.magaalada. saftu aturaab oo ku taala wadankla masar, qardaawi waxa uu quraanka xafida isaga oo aan gaadhin toban jir kadib. waxa uu ku biiray. jaamacada aadka u caanka ah ee alasharu shariif. halkaas. oo markii uu kaqalin jabinayay uu ahaa ama uu galay kaalinta labaad ee boqortooyadii masar ee xiligaas.marwalba waxa uu ahaa ka ugu horeeya dadkii ama ardaydii. uu wax ladhiganayay. sanadkii 1953. ayuu noqday macalin bara ardayda luqada carabiga.

dhacdooyin noloshiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]


abihiis waxa uu dhintay isaga oo jiray laba sano. kadib waxaa soo koriyay adeerkii.waxa laxidhay qardaawi dhawr jeer waxa lagu xidhayay kamid ahaantii uu kamid ahaa dhaqdhaqaaqii ikhwaan almuslimiin.markii ugu horaysay waxa laxidhay sanadii 1949. oo ahayd xiligii boqortooyadu masar katalinaysay.kadib sadex jeer ayaa laxidhay xiligii madaxwayne jamaal cabdinaasir.. sanadii 1961.ayuu qardaawi usafray dhanka dawlada qadar.halkaas ayuu kanoqday maamulaha machadka diinta ee uhu waun wadanka gadar.sanadii 1977.ayuu qardaawi waxa uu helay dhalashada wadanka qadar, shiikhu waxa uu guursaday laba dumara takoobaad waamasriyad magaceeduna waa iscaad cabdi jawaad. waxa uu guursaday 1958. waxayna u dhashay afar gabdhood iyo sadaex wiil.talabaad waxa ay ahayd aljeeriya oo waxa ay isku barteen xili uu wax kadhigi jiray wadanka aljeeriya. magaceeduna waa. asma.waxa ay usoo shaqaysay tilifeeshinka caanka ah ee al jazeera. oo ay kasii dayn jirtay barnaamij la odhanjiray dumarka oo kaliya hada waa madaxa culimada islaamiga ah ee caalimaga ah waxaa uu shiikhaasi caan ku yahay.kahadalka arimaha islaamka.sida falastiin Soomaaliya.afgaanistaan.oo aanuu marnaba afka kadhigin shiikhu waxa uu aad uga qayb qaatay kacaankii lagu riday maxamed xusni mubaarik



jaaisadihii uu qaatay[wax ka badal | wax ka badal xogta]


waxa uu qaatay jaisada bangig islaamiga ah ee horumarinta islaamaka 1990 jaaisada boqor fahad 1993

qore;maxamed calanle muse

Dhimashiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

shiiqa waxa oo ku dhintay dalka Qadar 26 Sebtembar 2022 [1]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://www.voasomali.com/a/sheekh-yuusuf-al-qaradawi-oo-geeriyooday-/6763236.html