Wabiga Shabeelle

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Shabeele)

Coordinates: 7°13′12″N 39°27′59″E / 7.2201°N 39.4665°E / 7.2201; 39.4665

Wabiga Shabeelle
Maaka meesha webiyada Jubba/Shebelle ka soo bilaabman
CountryItoobiya, Soomaaliya
Basin
Main sourceu dhow
7°13′12″N 39°27′59″E / 7.2201°N 39.4665°E / 7.2201; 39.4665
River mouthinta ugu badan garab socda Wabiga Jubba
0°09′57″N 42°46′22″E / 0.1659°N 42.7727°E / 0.1659; 42.7727Coordinates: 0°09′57″N 42°46′22″E / 0.1659°N 42.7727°E / 0.1659; 42.7727{{#coordinates:}}: cannot have more than one primary tag per page

Wabiga Shabeelle (Af Ingiriis : Shebelle River; Af-Taliyaani : Uebi Scebeli) waa webi ka soo bilaabma deegaanada sare ee Itoobiya ee goobaha Ogadenia, kaasi oo dhexmara koonfurbari wadanka Soomaaliya ilaa uu ka gaadho badda Soomaaliyeed oo uu ku dhamaado.

Intaas waxaa dheer in webigani ka soo burqada dhulka sare buuraleyda wadanka itoobiya isagoo soo aadka koofur bari soomaaliya,aa wabiga ugu dheer dalka Soomaaliya wuxuuna dhaxmaraa gobolada Hiiraan Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Dhulalka uu maro waxay caan ku yihiin dhulbeereedka.

Webiga Shabeelle dhererkiisu wuxuu gaaraa ilaa 1500 km. Wuxuuna maraa magaalooyin farabadan oo dalka Soomaaliya kamid ah.

Sidoo kale eeg