Shariif Xasan Sheekh Aadan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Shariif Xasan Sheekh Aadan waa nin siyaasi ah, wuxuuna mar soo noqday asiga oo aqoon u laheen wasiisrka ganacsiga ee Dawladda Kumeel Gaarka ee Soomaaliya.Shariif xassan wuxuu ka soo baxay dugsiga hoose isla markaas neh wuxuu ahaa nin iska shaqeesto oo ka mid ah ganacsatada yar.Ilaa hadda lama yaqaano sida oo ku gaaray heerka gudoomiyenimo, wuxuuna labo jeer soo noqday gudoomiye baarlamaan ee Dawladda kumeel gaarka Soomaaliya.Ayada oo sidaas tahay shariifka wuxuu markasto isku dayaa in oo wax maamulo, wuxuuna badanaa ka soo horjeestaa fikradaha aqoonyahanada, asiga oo raaco fikradiisa shaqsiyan.Taariikhda marka ee eheed 2007 ayaa baarlamaanka xilka gudoomiyenimo ka qaaday shariifka, sababo la xiriirta diidmadii oo ku diiday ciidamada nabad ilaalinta u joogay dalka iyo shirarkii oo la qaatay Maxkamadihii Islaamiga xiligii ee dowladii cabdullahi yusuf ee ka soo horjeeday.

Wasiirka Ganacsiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ra'iisul wasaarihii cumar cabdirashiid ayaa mar u doortay shariif xassan in oo noqdo wasiirka ganacsiga taariikhda marka ee eheed Febraayo 20 keeda 2010. lkn mudo yar kadib ayaa hadane lo dhariye gudoomiyaha baarlamaanka

markii labaad ee Gudoomiye Baarlamaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Shariif xassan waxaa markale loo doortay gudoomiye baarlamaan ee DKMG taariikhda marka ee eheed 25May 2010.Gudoomiyenimadiisa labaad wuxuu shariif bilaabay in oo khalalaas aad u badan ku bilaabo baarlamaanka.murankii ugu xumaa waxee dhacday taariikhda marka ee eheed Oktoobar 14 2010, waa markii la rabay in oo baarlamaanka ansixiyo ra'iisul wasaarihii cusbaa ee Maxamed farmaajo.Shariif xassan wuxuu rabay in ee xildhibaanada si qarsoodi ah ee codka ugu qaadaan,waa arin ku cusbeed baarlamaanka oo markasto wax ku ansixi jiray gacantaaga.Qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa ka soo horjeestay, isla markaas neh oo meesha muran ka bilaawday.

Shirkii kambala[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Siyaasiinta Dawladda kumeelgaar ah waxaa ka jiray khilaafaad, taasi u dhaxeeyay shariif axmed iyo shariif xassan, waxeena ku saabsaneed waqtiga oo ku egyahay kumeel gaarka iyo xiliga oo dalka galaayo doorasho madaxweyne, isla markaas neh waxaa dalka yugandha lagu qabtay shir lagu xalinaayo khilaafaadkaas. Shariif xassan wuxuu ku dhawaaqay in la diro ra'iisul wasaaraha farmaajo isla markaas neh 1 sano loogu daro Dawladda kumeel gaarka, wuxuuna la saxiixay hishiiskaas madaxweynaha shariif axmed.