Shaw

Ka Wikipedia

Shaw Waa Degmo ku taalla gobolka Hiiraan,waxay u dhawdahay degmada [[Jalalaqsi].Waa degmo isku xirta ganacsiga labada gobollada:Hiiraan, bakool,Bay,iyo Shabeelaha Dhexe. Waxay ka mid tahay degaanada aad u camirmay ,ka dib dagaaladii sokeeye ee ka dhacay soomaaliya,maadaama anay soomaaliya lahayn dowlad dhexe oo heshiis lagu yahahay,sugina karta ama badbaadin karta(ilaah aa badbaada lehe) dadka soomaaliyeed naftood,maalkooda iyo xoolahooda ayay reer shaw ku tashadeen sidii ay iskood iskugu taagi lahaayeen.degmada wuxuu ilaahay ku manneestay khayraad fara badan ee xoolaha,daaqa,beeraha,iyo khayraadka dabiiciga ah.

Dadka degaanka ku nool,waxay jecelyihiin inay horumariyaaan degaankooda,dhanka dhaqaalaha, waxbarsshada.ganacsiga,dhismaha,isgaarsiinta, gaadiidka iyo wadooyinka.Degmada waxay leedahay suuq ay maalinta khamiista ah isugu yimaadaan ganacsatada xoolaha ee gobolka hiiraan, suuqaasina waa suuqa ugu weyn ee xoolo lagu kala gato maalinta khamiista ah Gobolka oo dhan.waxana ku yallo 2 iskuul waxaana dega beesha qowmiyadda Gaaljecel samoow,qasatan beesha Yaber Caaloofi.