Sheekhaal

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Shiikhaal)
U bood: gooshitaan, raadi

Beesha Sheekhaal waa 12 lafood oo kala ah

  1. Looboge Fiqi Cumar (dagaan gobolada Shabeellaha Hoose, Banaadir, Bay, Bakool, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose),Hiiraan, Mudug
  2. Quddub Fiqi Cumar (dagaan gobolada,Jubooyinka, Woqooyi, Raaso, Qorof, Carmaale, Baledweyne, Banaadir,Gado, Bay, Killilka Shanaad)
  3. Cusmaan Fiqi Cumar (dagaan gobolada Shabeellaha Hoose, Banaadir, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose)
  4. Cali Fiqi Cumar (dagaan { Killilka Shanaad).
  5. xasan fiqi cumar oo loyaqaano rer ow xasan . dagaan Buur cukur Itoobiya

6. Muxumad fiqi cumar{shekhaal jaziira iyo Guudle}

7.Cabdi fiqi cumar shekhaal cabdi sheikh.

8.luqmaan fiqi cumar reer aw saciid.

9.Dauud faqi cumar

10..Abiib fiqi cumar.

11.cabdi samad faqi cumar.

Beeshaan waxay kaso jedaa wadaadka layiraahdo Fiqi Cumar Bin Shamsidin Al Bakri Al Siddiqi. Odayaasha qoyskaan qaar waxay sheegaan inuu kuduuganyahay Masaajidka Arbaca Rukun agtiisa ee magaalada Muqdisho, Wadaadkaan fiqi Cumar wuxuu kasoo jeedaakhaliifkii Rasuul S.A.W ee ahaaa Abu Bakri Siddiq R.A. Sidaasna waa abtirka caanka ka ah qoyskaan dhexdiisa ay soo kala dhaxlayeen waana sida uu kuusheegaayo qofkasta oo ciddaan ah oo yaqaana nasabka qoyskaaan waana sida caanka ka ah somaalida inteeda badan. Qoyskaan wuxuuna caan ku ahaa kuna yahay Qoys ehelu diin ah. Hawiye nimada waxay kuyihiin kaliya is bahaysi (Xilfi)iyo wada deegaan iyo inay qaarkood (looboge) is dhaleen sida quddubka isu dhaleen Ogaadenka ee wax nasab ah ma wadaagaan. Nasabka qoyskaan ee ah Inay ABU BAKR SIDDIQ faraciisi yihiina ma inkiraayo qofna inuu yahay moyaane qofkaas qof aana aqoon tariikhda qoyskaan ama uuyahay qof neceb (taasna Allaah halooga baqo). Nasabkooda caanka ay soo kala dhaxleena waa sida kuqoran kutubta qaar sida kitaabka uu qoray Sheekh Cabdullaaahi Qudubi Allaha unaxariistee eee layiraahdo nasrul muuminiin. Waana sidaan Nasabku.

عمود النسب :

الشيخ الفقيه عمر الرضا بن شمس الدين محمد بن يونس بن يوسف بن محمد بن أحمد بن تيم بن محمد بن إبراهيم بن إسماعيل بن عيسى بن بكر بن عمر بن يعقوب بن يحي بن عيسى بن مرة بن زكريا بن تيم بن جمال الدين محمد بن محمد بن عبد الله بن محمد أبو عتيق بن عبد الرحمن بن خليفة رسوالله الإمام السيّد أبي بكر الصديق القرشى- رضي الله تعالى عنهم

Beesha Sheekhaal waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya dadka caanka ah waxaa ka mid ah : 1.General Maxamed Ibraahim Liiqliiqato, Dr Cabdulqaadir Mohamed Nuur (Gab-gable. 2. Xildhibaan Bashiir |Sheekh Xusen (Bashiir Lugeey)(aasaasihii Xisbigii Sabuul ee 1969 ku guuleeystay doorashadi ka dhacday Jilib. 3.Prof, Cali sheekh Axmed Gudoomiyaha Jaamacada Muqdisho ahna Madixii Hore ee Al-Islaax 4.Dr.Cali Baashi Cumar (Dhaqtar xaga indhaha ah, ahna Gudoomiyaha Xarakada Al-islaax 5. Prof, Sheekh Axmed Qudubi 6. General Maxamed Xuseen Cali ( Taliyihii hore ee ciidanka pooliska Kenya) 7.Dr. Sheekh Ibraahim Dusuuqi 8.General Geelqaad 9. General Daahir Adan Cilmi(Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomliya) 10. Ganaacsade Cabdirashiid Cusmaan Xasan (Harqaanle)ganacasade caan ah degan U.A.E 11 Ganacsade caan ah dagan Kenya Dahir Macalin Xusen(Daahir Cagoole)

12. Prof, sheekh Xasan oo wax ka dhiga jaamacada I.U.I.U ee dalka Uganda 13.Avv Ahmed Nasir Macalim Cabdulaahi (madaxii hore ururka qareenada kenya, madaxii hore ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee kenya. 14.prof,Xuseen Bashiir (Phd in Geolegy) waxna ka dhiga jaamacada Ifriiqiya ee dalka suudaan. 15.Prof, Xasan weli sheekh xuseen oo daaci soomliyed degana dalka mareeeykamka 16.Nabadoon Yuusuf Cabdulle Lo'jir waan Nabad doon (Duq) si aad ah looga yaqaan dhulka ay soomaalidu dagto 15. Dr Maxamed Xasan Nuur Bare jaamacada Muqdisho 17. Sheekh Maxamed Jikre Bare jaamacada Muqdisho Iyo islaamiya 18. Nabad doon (Duq) Dhaqane duqii beelweynta sheekhaaled waxaa bedelay markuu geeriyooday allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Geeseey duqii beelweynta sheekhaaled. ka dib waxaa duqnimadii bees 19.allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Muuse Xaaji Barre (Lugo Loox) oo noqday duqii beelweynta sheekhaaled koonfurta iyo bartamaha soomaaliya. 19.Nabadon(duq)Aadan Ahmed Abdi oo haa dagaal yahan gobonimadoonka SYL oo wax badan ka shaqeeye midnimada soomaalida. 20.Prof. Axmed Aadan oo wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka mareykanka.21:Gadoomiyihii 1aad Bangiga Dhexe ee Soomaliya Prof Abdi Sheekh Adam