Shini

Ka Wikipedia
Shini

Shini waa xaywaan yar oo baalaley ah waana xaywaanka soo saara malabka waxow shabahaa xaywaanka loo yaqaan Xuunka iyo Quraanshada, waxaana lagu yaqaanaa wax gurbiska ama isla shaqeenta iyo sameeenta Malabka.

Shaqo shiniyaasha waxeeleeyihiin Boqorad oo Nektar u qeebiso ciyaalkeeda si ee ugu faraxsanaadaa shaqada ee gurigooda ka qabanaayaan. halkii guri waxaa degen in ka badan 80.000 oo shini.