Shirkada Isgaariinta Hormuud
Ka Wikipedia
Hortel |
|
| Qaabka | Shikad gaar ah |
|---|---|
| Seylad | Hortel |
| Agabka | Isgaarsiin |
| Hadafka | Gaarsiinta dhamaan somalia |
| Horay loo gaaray | Isgaarsiin casri ah. |
| Horay loo gaaray | Mobil, Tel Guri |
| Lagu asaasay | Muqdisho, Somalia (Abriil 22, 2002) |
| Aas aasayaasha | Ahmed nuur Jimcaale |
| Xarunta guud | Muqdisho, Somalia |
| Tirada baraha | 350 farac banki (2009) |
| Meelaha shaqada | Muqdisho somalia |
| Dadka haga | Ahmednuur Jimcaale |
| Wax soo saar | GSM Fixed line Mobile banking |
| shaqooyinka | |
| Dakhliga |
|
| Dakhliga soo gal | |
| Faaiido |
|
| Dhaqaalaha maamulka | |
| Dhaqaalaha |
|
| Saamiga maalgelyeyaasha | |
| Dadka iska leh |
|
| Shaqaalaha |
|
| Shirkado ka farcamay |
|
| Website | www.hortel.net |
Shirkada Isgaariinta Hormuud Hormuud Telecom (Hortel) waa shirkad si gooni ah loo leeyahay taas oo la aas'aasay Abriil 2002, iyadoo ay xarunteeda dhexe ay tahay Muqdisho. In ka badan 600 qof oo soomaali ah ay sheer ama wadaag ku leh shirkadaan Hormuud. shirkadaan waxey bixisaa adeegyada kala ah Taleefoonada fiilada (Land Line) iyo Mobeyl. Hormuud waxaa ka shaqeeya in ka badan 4000 oo shaqaale, Xarumaha Hormuud ee Magaalada Muqdisho wa elo kale
Sheikh Ahmed Nuur Ali Jimaale