Somali Formal Education Network

Ka Wikipedia

Daladda isku xirka wabarashada Nidamiga soomaaliyeed ee SOFEN SOMALI FORMAL EDUCATION NETWORK,Magaca daladda sofen waxa lagasoo gabshay magacan kor ku xusan,waxayna kashaqeysaa gudaha somalia waxana la asasay 26 june 2004 waxana lagu asasay magalada mugadishu waxana loo asasay in ay haqabtirto bahida dadka soomaaliyeed ay uqaban waxbarashadda kadib markii lawayay dowladii dhexe ee soomaaliyeed islamarkasna waxa sameysmay daladdo waxbarasho waxana kamid ah daladdaha SOFEN oo kashaqeyso koonfurta iyo bartamaha soomaaliya waxayna leedahay dugsiyo isgu jiro kuwo nidaami ah iyo kuwo emergence education ah tiradda dugsiyadda waxay garayaan haatan 55 formal ah iyo 21 iskuuladka degdega ah dagalada waxay galafteen 25 iskuul oo uu burbur kudhacay waa dagalada hada socdo daladu waxa gacan siyo hayadaha qaramada midobay oo ay kamid yihiin UNICEF,UNESCO,UNDP,iyo kuwo kale Sida EDC,EAT,NRC iyo Jaaliyadaha soomaaliyeed,daladdu waa mid ka madax banaan arimaha Siyaasadda dalka,Daladda xafiiskeda ugu sareyo waxa uu kuyaalaa magaladda mugdishu.degmadda Dharkeenleey,

Kalaxiriir sofen_m@hotmail.com skype: sofen_m Tel: +2521620909/+252615537430/