Somaliland shilling

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
lacagta somaliland oo hortaala goob sarifle
lacagta somaliland

Somaliland shilling waa lacagta laga isticmaalo somaliland waxa lahirgaliyay daabacaada iyo isticmalka lacagtan, 18 aktobar 1994, waxa ay ka koobantahay lacagta somaliland waraaqo iyo biro kal ah sidan soo 1,5,10,20,100,500, iyo 5000


lacagta somaliland[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sidan lawada socono astaanta qaranku waa shayga kaliyata ee lagu garto dawlad amaba lagu aqoonsado qaran keena, somaliland waxuu leeyahay astaan iyo lacag u gaar ah taa oo uu kaga duwan yahay bulshada caalamka iyo Gobolka geeska afrikaba, hadaba tan iyo waxii ka adan beeyay sanadkii 1991 somaliland waxay lahayd lacag u gaar ah taasi oo aan gabi hanba wada gaadhin gobolada somaliland oo dhan , iyadoo inta badan ku kooban hargaysa oo ah caasimada somaliland. halka aan lagaba aqoon gobola da kale dalka sida gobolada Bariga ee ay ka mid ka yihiin gobolka togdheer,sanaag iyo sool ,waxaana laga isticmalaa badiba lacago qalaad oo kala duwan ku wasi oo iskugu jira lacagta itopiyanka iyo lacagtii faqashta ee soomaliyadii hore, dhinacakale waxad arkaysaa markaad tagto magaloyinka aan kor ku soo xusay iyo qaar kaleba inaad markaad dhex marayso goobaha lacagaha lagu sarifo anad arkayninba wax lacag shilinka somalialand ah mana jiraan lacago somaliland ah oo ay indha haagu qabanayaan, dhinacakale´shilinka somaliland hadad is tidhaah do suqa wax kaga so iibso ama ba wax kaga soo cun hotelada laga cunteeyo lagama yaabo inaad wax lagaga iibiyo, waxa yaduna nasiib daraa in qaar kamid ah lacagta shilinka somaliland ah guud ahan ba wadanka gudihiisa lagama qaato xataa casimada inana waxba lagaga iibin ibin mayo lacagtaas oo inta badan musha har loo ´siyo ciidamada qaranka marka ay isku dayaan inay ku soo adeegtana aan lagaqadan lacagtaas aan kor ku soo xusayna waxa kamid ah 5ta´shilin 10´ka shilin iyo 20´ka shilin lacagtasi la diidayaana waa lacagtii qaranka hadaba, waxa nasiib Daraa inay somaliland ku faanto inay hormar ka gaadhay dhinacyo badan sida dimuqraadiyada ´ dhaqaalaha´ Tignolajiyada iyo waxbarashada, hadana hormar ay gaadho iska dhaafo ay lacagteedii ayaa weli saaran Geedka Madhaafto

Lacagta somaliland oo dhamaan wadanka wada gaadhay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

lacagta somaliland waxa ay hada wada gaadhay dhamaan wadanka oodhan. waxa laga qaataa talaabo kasta oo kamida ciida somaliland. goobtii ugu danbaysay ee lacagta somaliland laga qaataa waxa ay ahayd magaalada burco oo ay ragaadisay lacagta giinbaarta ah ee kahadhay nidaamkii kaligii taliyihii siyaad bare taas oo aafo wayn u gaysatay magaalda burco iyo gabiahaanba dhaqaalha gobolka Togdheer. iyo guud ahaan dhaqaalha somaliland.intaas kadib xukuumada somaliland waxa ay ku guulaysatay sidii ay lacagta wadanka u wada gaadhsiinlahayd

hormarki way si wada oo imka waxay samaysay (1000Sh) kun shilin oo iskuyaala iyo (5000sh) shan kun oo iskuyaala.

Lenks[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

http://www.osama4coins.net/AfricanCurrenciesAr.html