Sool

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Sool
Gobolka Sool ee Soomaaliya
Caasimada Laascaanood
Weyninka 25 036 km²
Shacabka 115 306 (2007 [[1]])
isku dhawaan 4,60 inh./km²
Bogga internetka '
Somalia regions map Sool.svg

Sool waa gobol ka tirsan maamul goboleedka cusub ee khaatumo state, waxa uu ku yaalaa waqooyiga dalka Soomaaliya, caasimada gobolka waa magaalada laascaanood.Gobolkaan ama deegaanada loogu yeero sool iyo cayn waa deegaamo taariikh weyn leh. Waa dhulkii daraawiishta, waa deegaanada oo ka soo jeedo Sayid Maxamed Cabdulle Xassan. Gobolka sool wuu ka duwanyahay gobolada kale ee dalka, gobolkaan si buuxda ah looma soo gumeesanin.Xiligii dowladii kacaanka, sool waxee ku darsanaan jirtay gobolka Nugaal, caasimada neh waxeey eheed Garoowe.

[Wax ka bedel] Degmooyinka gobolka Sool

  • Laascaanood
  • Caynaba waxay dhanka waqooyi kagtaa laascaanood
  • Taleex waa magaladii ugu horaysay ee diyad lagu garaaco afrika waana xaruntii halgankii geyiga afrika ugu dheera ee soomaliyeed ee DARAAWIISH
  • Xudun:waa degmo hore waxana la'asasay horanti qarnigii 20aad
  • Boocame (Degmo Cusub)
  • Yagoori (Degmo Cusub oo ku taalla dhinaca waqooyi ee laascanood )
  • Tukoraq (degmo Cusub oo kutaala dhinaca bari ee laascanod)
  • adhicadeye(degmo cusub oo kutaal dhinaca baari ee laascanood)somaliland


Gobolada Soomaaliya Flag of Somalia
Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale