Soomaalida Holland

Ka Wikipedia
Soomaalida Holland
Somalis in the Netherlands
Somaliërs in Nederland
Thiinada guud ee dadka
100,990 (2022)

0.22% ee dadka holland

Meelaha ay ku badan yihiin
Rotterdam, Tilburg, Hague, Amsterdam
Luqada

Soomaali, Arabic and Dutch

Diinta

Sunni Islam

Soomaalida Holland waa Soomaalida ku nool Dalka Holland ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay Holland ee asalkooda ka soo jeedo Dalka Soomaaliya.

Taariikh ahaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

laga bilaabo 1989 ilaa 1998, Holland waxa ay aheyd wadanka labaad oo ay soomaalida qaxootidoonka ahi ay beegsadaan. inkastoo somalida inta badan iskaga guuraan wadanka holland inta la xasuusanyahay waxaa ka guuray wadanka holland,,,qoysas gaaraya 30 qoys..oo badankood u guuray wadanka ingiriska...

Linkiga Caddaynta[wax ka badal | wax ka badal xogta]