Somaliland
Ka Wikipedia
Somaliland (Af-Soomaali Soomaaliland) Jamhuriyada Somaliland waxa ay ku taal Gobolka geeska bari ee Afrika, waxey xaddadka la wadaagtaa Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya. Somaliland waxey aheyd gobolladii Ingiriisku gumaysan jirey, waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1960 afar maalmood ka dibna waxay la midowday Soomaliya oo Talyaanigu guumeysan jiray.
Sanadkii 1991 ayey Somaliland ku dhawaaqday inay ka go'day dalka Soomaaliya, waxayna la baxday magaca Somaliland magaalo-madaxna waxaa u noqotay magaalada Hargaysa. Cabdiraxman Axmed Cali (Tuur) oo ahaan jirey hogaamiyihii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed SNM, ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynahii ugu horeeyay ee Somaliland, waxaa ku xigey Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaaloo noqdey Madaxweynihii Labaad ee Somaliland. Waqtigaan la joogo Somaliland waxaa madaxweyne u ah Somaliland waa Daahir Rayaale Kaahin.
Somaliland waxaa ka jira Saddex Xisbi Siyaasadeed , sida Kulmiye, UDUB, UCID iyo UrurkaQaran. Somaliland Waxa Soo Maray Saddex Madaxweyne oo Xukunka Isaga danbeyay Madaxweynaha Haatan talada haya waxa lagu soo doortay Doorasho dadweyne oo toos ah oo si xor uga dhacdey Somaliland dadka somaliland waxa ay mujiyen in ay yihiin bulsho nabadeed oo deriskooda nabad kula nool, dadka Somaliya waa inay ka fekaran sidii ay iyagu u noolaan lahayen oo nolashooda ugu koobnaan lahayen, somaliland hadii ay gundhig u ahayd midninadii somaliya ee lagu jabay haatan diyaar uma aha in ay somaliya wax la wadaagaan somalidu taa ha fahanto somaaliland qabaa,ilada wada degaa waa ku qanacsan Yihiin Guud ahaan Aftidii Dastuurka Somaliland oo Xaqiijinaysay Gooni isu taaga ayaa laga qabtey wadan ka gebi ahaan 2001
| State | Capital | Annexed |
|---|---|---|
| Gabiley | Gabiley | Maroodi Jeex |
| Maakhir | Badhan | Sanaag |
| Cayn | Buhoodle | Togdheer |
| Salal | Zeila | Awdal |
| Sarar | Caynaba | Sool |
| Odweyne | Odweyne | Togdheer |
| Hawd | Baligubadle | Maroodi Jeex |
| Somaliland | Region States | Capitals | Area km² |
Population density km2 |
Regional flag |
|---|---|---|---|---|---|
| 1 | Salal | Zeila | n/a | n/a | |
| 2 | Awdal | Borama | n/a | n/a | |
| 3 | Gabiley | Gabiley | n/a | n/a | |
| 4 | Maroodi Jeex | Hargeisa | n/a | n/a | |
| 5 | Sahil | Berbera | n/a | n/a | |
| 6 | Odweyne | Odweyne | n/a | n/a | |
| 7 | Togdheer | Burao | n/a | n/a | |
| 8 | Cayn | Buuhoodle | n/a | n/a | |
| 9 | Sarar | Caynaba | n/a | n/a | |
| 10 | Sool | Las Anod | n/a | n/a | |
| 11 | Sanaag | Erigavo | n/a | n/a | |
| 12 | Maakhir | Badhan | n/a | n/a | |
| 13 | Hawd | Baligubadle | n/a | n/a |
Madaxweynehaa Soomaaliland ayaa mar labaad magcaabiyey deegano cusub :
| District | Region | ' Annexed Region |
|---|---|---|
| Haji Salax | Odweyne | Togdheer |
| Kalabaydh | Sool region | - |
| Wajale | Gabile | Hargeysa |
| Widh-widh | Buhoodle | Sool |
| Qorulugad | Buhoodle | Togdheer |
| Go’Da Weyne | Sahil | - |
| Harasheekh | Odweyne | Togdheer |
| Raydab Khatumo | Odweyne | Togdheer |
| Garba Dardar | Salal | Awdal |
| Boon | Sala | Awdal |
| Harirad | Salal | Awdal |
| Las Idle | Sahil | - |
| War Idad | Sarar | Sanag |
| Elal | Sarar | Togdheer |
| War Imran | Togdheer | - |
| Magalo Ad | Awdal | - |
Sidii 1997 Gobolada bari ee Sool iyo Sanaag maamulka Puntland iyo Soomaaliland ayaay iskuu haysteen.
[Wax ka bedel] Madaxweyneyaashii Somaliland:
- 1. Cabdiraxman Axmed Cali Tuur : 1991 - 1993
- 2. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal : 1993 - 2002
- 3. Daahir Rayaale Kaahin : 2002
[Wax ka bedel] Dadka caanka ah ee u dhashay Somaliland
- 1 Xuseen bisad oo ah ninka labaad e calamka ugu dheer ahna ninka ugu gacmaha waaweyn caalamka
- 2 Maxamed ibraahim warsame Hadraawi(gabyaa weyn)
- 3 Maxamed mooge liibaan, waxu ahaa mujahid, macalin, gabyaa iyo heesaa caan baxay.
- 4 Shiekh Bashir (wuxuu la dagaalamay Gumaystahii Ingiriis wakhtigii Sayyidka ka bacdi)
- 5 Abdillahi Qarshe, Aabihii musica somaliga.
- 6 Cilmi ismael Libaan cilmi Boodhari, Abihii Jacaylka somaliyeed.
- 7 Maxamud Ahmed Ali, Abihii Tacliinta somaliyeed
- 8 Sheik Maxamed Omer Dirir, Muftiga somaliland.
- 9 Cabdirahman Ahmed Ali, Madaxweynihii kowaad ee Somaliland.
10>c/majiid saleebaan cabdi,ninkii ugu horeeyey ee film jacayla matala 11 cabdiraxman mahmed cabdilahi gudomiya barlmanaka somaliland o ahan jiray safiirki somali u fadhiyay rushka 11. axmed maxamed maxamuud silaanyo oo gudoomiyiihi ugu mudada dheera snm hadana ah hogaamiyaha xisbiga ugu awooda badan mucaaradka isaga oo xilal wasiiro ah ka soo qabtay xukuumadii kaligii taliska ahyd ee maxmed siyaad bare
[Wax ka bedel] Maalmaha Somaliland laga Xuso
- 1- 26 Juun oo ah maalinta ay ka qadatay xornimada gumaysigii Ingiriiska.
- 2- 18 Maajo oo ah maalinta ay madaxbanaanida kala noqotay Soomaaliya.
- 3- Labada Ciidood ee Islaamka
- 4- Maalmaha Caalamiga ah sida maalinta shaqaalaha, Aydhiska, iwm.
"5- 17 (oktobar) maalinta mujaahidka somaliland "6- 27-30 (maajo) maalmihii ay SNM ay madaxmadax isugu soo tuurtay burco iyo hargaysa "7- 20 feruary maalinta dhagaxtuurka ardayda somaliland ay kala hortageen askartii iyo maamulkii rajiimkii siyaad barre ismail buube wasiirkii hore ee arimaha dibada ee soomaaliya