Suftu

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Suftu
—  Degmo  —
Suftu is located in Ethiopia
Suftu
Waxay Itooboya kaga taal ama
Dhacdaa: 3°58′18″N, 41°51′18″E
Dalka  Ethiopia
Gobolka Soomaalida
Killin Liibaan
Degmo Dolo Odo
Xukunka
 • Gudoomiye: Adan Ragow
Tirada dadka (2005)
 • Guud ahaan 25,059
Saacad EAT (UTC+3)
Area code(s) 251

Suufka ama Softu waa deegaan ku yaal Liibaan (gobol) ka mia ah Soomaali Galbeed ee hadda loo yaqaan Gobolka Soomaalida Itoobiya. kuna taal meel u dhow Mandheera Kenya.

Suftu waa magaalo aad muhiim u ah waxayna isku xertaa wadamada somalia Kenya iyo Ethiopia waa degmo aad u weyn waa magaalo ay degto beelaha Degoodiye, Garre Iyo Beelokale. Magaalada Waxaa degan dad lagu qiyaaso tiradooda 160,000 oo qof. Degmada Suftu waxay ka koobantahay 13 xaafadood. Magaalada waa magaalo mashquul ah oo aadan ka helayn maqaaxi aad wax ka cunto marka la dhaafo 3 galabtii sidoo kale hotelada magaalada ayaa buux dhaafa 5 galabtii taasoo dadka ku kalifta in ay banaanada seexdaan. Magaalada dhaqaalaheedu wuxuu ku tiirsan yahay ganacsiga xuduudda beeraha iyo xoolaha,iyadoo la tilmaamo in degmada Suftu ganacsatadeedu yihiin kuwa ugu dhaqaale soo saarka badan marka loo eego degmooyinka kale ee Gobolka, Waxbarashada magaalada aad ayay u fiican tahay iyadoo cayaalka magaalada oo dhami ay wax ka bartaan Suftu degmada oo u muuqata magaalada dhinaca caafimaadka uma xuma degmo ahaan.

  • Xafadaha ugu caansan magalada.
  1. xafada fulham
  2. xafada lamagalaay
  3. xafada horseed
  4. Xafada B/Libbi
  5. xafada afcara
  1. filtu
  2. moyale
  3. dhekasuftu
  4. xaysuuftu
  5. dolloAddo
  6. Suftu.