Taleex

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Taleex

Taleex waa degmo ku taal gobolka Sool ee Khaatumo State. Waa Magaalo Taarikhiya oo xarun u ahaan jirtay Taliskii Daraawiishtii,uu hogaamin jiray Sayid Mohamed Abdule Hasan. Waa magaaladii ugu horeysay ee Qaarada Afrika Ciidamadii Ingriisku ay Diyaarad ku duqeeyaan. waxaa illaa Iminka ka dhisan Aasaartii Qalcadihii ay ku la haayeen taliskii daraawiishtu.