Talk:Aadan Daar

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Aadan Cabdulle Cusmaan)

waa madax weeynihii ugu wanagasanaa ee soo mara wadanka somalia ilaah waxaa ugu rajeeynaa in ilaah janadii farduuso ka waraabiyo

halyeyda somalida[wax ka badal xogta]

waxan ku darsanya manta waxanu mareyna malinti uu dhashey adan cade wayo ma jirin dowlad somali ah dalkana waxa xukumayey qabilo iyo gumeysigi mantana dalka waxa xukuma qabil iyo etopiya marka waxa lo bahanyahay jil cusub oo somaliya wax kabedala wan hadi laheliwayo waaxa fashilmaya mustqbalka carurtena anu uga tagidona midan iyo md kaxunba