Talk:Abtirka Mudulood

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

HILIBI DAARANDOOLE MUDULOOD[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Waxaa meeyshaan idinku soo gudbineeynaa abtiriska beesha hilibi oo ka mid ah beelweeynta mudulood,beesha hilibi meeylaha aay dagaan waxaa ka mid ah degmada balcad,baraawe,iyo kismaayo,waxaa kaloo aay degaan tuulooyin fara badan aay mid tahay DANIGA,GARASWEEYNE,KULUNTA SHANCAWO,MUUSAALEEY iyo meeylo kale oo faro badan

sida aay u kala baxaan beesha hilibi darandoole

1,guudcade [yabar guudcade ,reer sheekh)

2,galbi (sagaare iy suubiye)

3,iskaashato (Reer duleey,faqi,maad cali,ximi nacbo)

4,abroone