Talk:Af-Maay

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Af maay gu asalkiisa[wax ka badal xogta]

taariikhdii soomaalida ee laga been abuuray ayaa maanta waxay na dhaxal siisay inaanu xaqiiqada ka fogaano oo waliba aan garan wayno waxa aynu nahay qof walba oo soomaali ah maanta waxa uu haystaa fikir ama taariikh ah sida uu isagu jecel yahay taas oo sabab tay burburkan baaxada leh ee ku dhacay soomaalida maanta runa ahaantii qofka ka hadlayo af maay ga, ama wax walboo soo jireen ah sida taariikhaha waxaa wanaagsan inuu si daacadnimo ah oo xaqiiqna ku dheehan loo dhigo taas waxaan ula jeedaa afmaaygu wuxuu ahaa af ay ku hadlaan dad aad u tiro badan oo soomaali ah oo kabadan dadka maanta ku hadla oo keliya si loo burburiyo taariikhda iyo dhaqanka soomaalida ayaa dad wax magarad ahaa oo bulshada horboodayay ay lumiyeen soo jireekii soomaalida waxyaalo badan oo muhiim u ahaa dhaqanka iyo bulshadana ay ka dhigeen wax kooban oo ay koox soomaali ah gaar u leeyihiin. hadaba af maay waa af aan shisheeye waxba ku lahayn oo soomaali sooc ah afmaaygu waa af dhaqameed waa af diimeed waa af qofkiisu uu xishoodo waa af ruuxa ku ahadlaa uu soomaali asal ah yahay shisheeye xiriir lama laha haba yaraatee laakiin nasiib darada soomaalida ku dhacday maanta ayaa waxa ay keenaysaa ama ku qasbaysaa qofkii xalaasha ahaa ee dhaqanka iyo diinta lahaa inuu is difaac nafsi uu wax ku xumeeyo si uu isagana uga qayb galo sad boobka ka dhexeeya soomaalida maanta