Talk:Astaanta Calanka Cirdhow

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Astaanta Calanka Soomaaliya)

magaceega waa nuur bishaar waxaana ku noolahey wadanka hollan qaas ahaan magaalada nijmegen waxana la noolahay waaladiinteyga marka maalin maalmaha ka mid ah ayaa si kadis ah isku barane qadka internetka iidoo magaceega iigu sheegte nasro gabartaas wey iskee barte iidoo ii muujineesa jaceyl anigana si aad iyo aad ayaa ula dhacey sheekadeega iyo kaftanteega runtii ma arkin gabar saas oo kale ila kaftanta xataa heer waxee gaarte ey iiga baashaalishu internetka iyo mobileka anigoo u maleeya in aan isla nool nahey markaas jaceylkeena waxuu gaare heer aan is celin markaa ka soo baxu iskoolka waxaan fadhiisan jire internetka si aan ula sheekeesto maalinta aan waayo niyadeega caadi ma ahaan jirin waayo kaftanteega ayaaba i soo jiidaneese maalinta maalinta ka dambeese sidaa saan u eheen ayee iigu dhahde waxaan aadayaa englishka anigoo ka xun baxideega ayaa dhahey iska bax waan is arki doonaa hadaa calaf isku leenahey iidana wey iiga ugulaate sidaas ayee ku baxde 1 isbuux ka dib ayaa waaye shaki ayaana igale waxaan is dhahey amee qof kale kaa barate ineen huraa loo yiri naag sireed lagama sal gaaro anigana si aan uga gal gaaro ayaa u sameyste ciwaankale nasiib wanaag waan la kulme anigoo isticmaalaayo ciwaanka cusub waana wareeste ugu hureeyntii waxaan weediiye magaceega waxeena iigu dhahde war aniga ma ihi naag waxaabn ahay nin magaceegana waa axmed aniga waan naxey waayo kama maleesaneenin in oo yahey nin isla markiima waan cuudi bileeyste anigoo naxsan ciwaankiisana waan iska tir tire arintii waxaan u sheege hooyadeega iidana wey la yaabte waayo wuu la hadli jire asaga oo isticmaalaayo codka naagta marka ugu dambeyntii waxaan u sheegaayaa walaalaheega soomaaliyeed in ey iska ilaaliyaan nimanka iska dhigaayo naagaha

astaanta calankaa laga hadlaayay walal waxad soo qortay sheeko aan munaasab ahayn

kingmuktaraiya[wax ka badal xogta]

muktar ugnn. 154.159.237.75 22:52, 12 Agoosto 2023 (UTC)[reply]