Talk:Bogga Hore
Boggan waxaa loogu talagalay wadahadalka ku saabsan bogga hore. Fadlan ha'ku qorin qoraalo kale. --M. I. Mursal 22:08, 30 Diseembar 2007 (UTC)
waxaad sheeg taan su aalaha soo socda sheeg maalintii uu dhashay rasuulkeena swc ?
sheeg imisa dabaq weeye janadu`?
Qoraalka gudaha oo kooban |
[Wax ka bedel] kacaan cusub
waxa aan u sheegayaa dhamaan dadka soomaaliyeed in loo baahanyahay in lasameeyo kacaan aan ahayn kii dadcunka ahaa ee siyaad bare kacaankaas oo ah mid dadka ka kicin doona marxaladan dheer ee dhamaan la ee wada dhiiga ah. Arinkan laga dhawaajiyay waa wax loo baahan yaha sabaabtoo ah mudo dheer ayaa lagua jiraa dhibaato ma dhamaato , taasina waxaa looga bixi kartaa in kaacaan cusub la sameeyo waana ku raacsanahay arinkaas . MOahamed Hasaan aden ceelqode
[Wax ka bedel] Small request
Hello! I am a Polish wikipedian and I would like to ask you for your help - writing a new article about former Polish President who won the Nobel Peace Prize in 1983 – Lech Wałęsa. I have looked for his biography in your Wikipedia but without success. Polish Wikipedians will be grateful for your help. Thank you so much in advance! PS you can find the English version of the article here. Best wishes from Poland, Patrol110 11:51, 25 Diseembar 2009 (UTC)
[Wax ka bedel] Small request
Hello, the Occitan (oc) wikipedia has now over 20,000 articles. Could you be kind and update the list? Thanks in advance, --Jfblanc 18:40, 28 Diseembar 2009 (UTC)
[Wax ka bedel] Article requests
Hi! Why not try writing these articles?:
- Maktabadda Degmada Hennepin (en:Hennepin County Library)
- Maktabadda Dadweynaha ee Minneapolis (en:Minneapolis Public Library)
- Dugsiyada Dadweynaha Seattle (en:Seattle Public Schools)
WhisperToMe 15:43, 12 Sebteembar 2010 (UTC)
[Wax ka bedel] connectivity project
Hallo, my name is Anastasiya Lvova, I'm "duty" in Connectivity project. The essence of the "Connectivity" project is to study and enhance the coherence of Wikipedia, or, in other words, to improve hypertext navigation between articles. The project deals with deadends, isolated articles, non-categorized articles, transitivity of the category tree, etc.
We want to work with your language version, but we need configured MediaWiki:Disambiguationspage for it (with direct links to template namespace pages, for example, ru:MediaWiki:Disambiguationspage/de:MediaWiki:Disambiguationspage/fr:MediaWiki:Disambiguationspage). Is it possible to set it up for our usage?
thanks in advance, Lvova 10:13, 20 Febraayo 2011 (UTC)
[Wax ka bedel] Maxaad ka taqaanaa dhulka la yirahdo Azania?
Azania waa Dhulka Soomaaliyeed ee dhinaca koonfurta laga soo bilaabo Baledwayne ilaa iyo Kenya iyo Ithobiya xuduudahooda laga gaaro. Magacaan waxaa bixiyay Masaaridii hore oo dhulka Soomaaliyeed u soo baayacmushtari jirtay kuwas oo ka tirsanaan jiray Faraacintii Masar maamuli jirtay dhalashadii Nabi Ciise ka hor "NNK". Masaaradii markii ay yimaadeen dhulkii Soomaliyeed waxaa ay kula kulmeen laba shay oo kala duwan oo laga kala helay dhinaca waqooyi iyo dhinaca koonfureed. Dhinaca waqooyi waxaa ay ka heleen geedo udgoon oo aad u carafa oo ay u isticmaali jireen waxyaalaha udugga; halka dhinaca koonfureedna ay ka heleen Barwaaqo, Baad iyo biyo leh taas oo ay u bixiyeen magacaan "Azania". Dhinaca waqooyi ee Soomaliya waxay u bixiyeen "Punt" dhulkii udgoonaa, dhinaca kalena "Azania" dhulkii Barwaaqada ahaa. Dhulkaan Azania waa inta u dhaxaysa labada Webi ee Soomaliya marta. Webi Shabeelle iyo Webi Jubba. waana dhulka ugu barwaaqada badan Soomaaliya oo ay ku noolaan karaan Dad iyo Duunyo. dhulkaan waxaa isaga soo dabamaray Boqortooyin maamuli jira ilaa iyo muddo badan, waxaa ka mid ahaa Boqortooyooyinkaas: Boqortooyada Geledi, Boqortooyada Ajuuraan iyo kuwa kale. Boqortooyooyinkaan waxaa ay ka mid ahaayeen kuwii ugu fican ee Soomaaliya soo mara gaar ahaan dhinaca koonfureed waxaana ay gaarisiyeen dhulki ay maamuli jireen hor mar siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid bulsho. Dhinaca waqooyi waxaa maamuli jiray Boqortooyadii Zaylac.
azeeniya waa meeeeeeeeeeeeeeeeel eesan joogin dad maamul u qalma waana dad beeleed oo u shaqeeya qabiil gooni ah mana u qalmaaan inee noqdaan dad maamul ah oo wadi kara dad bulsha ah waayo waa daki soo hogaamiyay ciidamada kenya iyo kuwa abasiiniya waxaan dhihi lahaa azinia dadka labaxay xishooda oo ka qasheeya uma diina horoo mar keeeeeeda