Talk:Cadaado

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

anigoo ah suxufi ka shaqeeyo idaacada codk nabada ee magaalada galkaco ee bartamaha dalka somalia iyo webka cadaado.com waxaa jeclahay in aan wax faafaahin ah aan ku daro taariiqda magaalada cadaado ee gobolka galgaduud ee bartamaha dalka somalia waa degmo aad u baaxad wayn ee si weyn looga yaqaano dhamaan gobolada dhexe ee dalka somaliya waxaana dago beel ka mid ah beesha habar gidie ee hawiye waxaana lagu magacaabaa beesha ree xaaji suleeban waxaana ku nool dad aad u fara badan oo intooda badan ah dad ganacsado ah ganacsigeeda waxuu ku xiranyahay magalaada muqdisho ee casimada dalka somaliya iyo magaalooyinka ku dhow dhow sida magaalada baladwayn iyo galkacyo oo ah meelaha inta badan ay isku xiranyihiin degmada cadaado waxaana ku yaala seelad wayn oo lagu iibiyo xoolaha loo dhoofiyo dalalka carbeed waxaa kale oo ay leedahay airport wayn iyo garoon kubada cagta lagu ciyaaro warshad aad u wayn oo lagu qalo hilibka

xidigyare999@hotmail.com[wax ka badal xogta]

waa degmo aad u baaxad wayn ee si weyn looga yaqaano dhamaan gobolada dhexe ee dalka somaliya waxaana dago beel ka mid ah beesha habar gidie ee hawiye waxaana lagu magacaabaa beesha ree xaaji suleeban waxaana ku nool dad aad u fara badan oo intooda badan ah dad ganacsado ah ganacsigeeda waxuu ku xiranyahay magalaada muqdisho ee casimada dalka somaliya iyo magaalooyinka ku dhow dhow sida magaalada baladwayn iyo galkacyo oo ah meelaha inta badan ay isku xiranyihiin degmada cadaado waxaana ku yaala seelad wayn oo lagu iibiyo xoolaha loo dhoofiyo dalalka carbeed waxaa kale oo ay leedahay airport wayn iyo garoon kubada cagta lagu ciyaaro warshad aad u wayn oo lagu qalo hilibka