Talk:Cayr (beel)

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Cayr)

Waxaan u baahanahay in aan isu keeno Dhamaan Dhalin yarada Beesha Ceyr Meel walba oo ay joogaan waxaan u baahanayay in aan wax uqabano Dadkeena u baahan wax u qabashada sidaa daraadeed waxaan u baahanahay in aan sameysano Gole layiraahdo Golaha Dhalin yarada Beesha Ceyr waxaan u baahanahay in aan uga hadalno sidii aan ula midnoqan laheyn Dhalin yarta Soomalyeed waxaan u baahanahay in aan dabar goyno colaadaha ka jira beesha dhexdeeda waxaab u baahanahay in aan sameyno gole dhalin yaro oo Beeshu u dhan tahay waxaan u baahanahay in aan wada xariirno oo wada shaqeyno xaxaan u baahanahay in aan dhisno maamul shaqeeya oo isku xira Beesha Ceyr waxaan u baahanahay in aan inaad ra'yigiina ka dhiibataan barnaamijkaan

waad mahad santihiin walaala yaal

Waxaan idiin sheegayaa hadalka meeshaan ku qoran qaar ka mid ah uu yahay been iyo xaaraam, taas oon ula jeedo, dhamaan beelaha somaaliyeed shaqsi ama shaqsiyaad ka mid ah weeey dagi karaan gobolada dalka somliya uu ka koobanyahay. lakin waxaan suurta gal aheen in laf ka tirsan beel dagta gobolada dhexe ee soomaaliya taariikhdeeda lagu qoron ineey dagto meel eeysan dagaan iyo dagmo ku leheen. Hadaan hadalkeeyga si fiican u cadeeyo waxaan u la jeedaa hadalka meesha ku qoran ee ah ine cayr uu dago shabeelaha hoose waa hadal ku dhisan dhulboobka ee ku hungoowday laftu qaas ahaan iyo guud ahaanba beesha habargir oo wadatay huwantii hawiye iyo dowlada qabyaalada ku shaqeysa ee ka talisa dalka.