Talk:Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Dagaalka soomaaliya ma eheen mid lagu xoreenaayo shacabka!! waxoo ahaa mid ku dhashtay qabiil iyo kacaan dadweyne. waa mid looga soo horjeeday dowladii siyaad barre oo eheed dowlad xukunka heysay 21sano. SNM waxey ka mid eheed jahadaha Mooryaanta ah sida USC iyo kuwa kale. Reer woqooyiga waa dad la marin habaabiyay, sxb waxaa u hadloosaa qof runtii wax soo baran.Waxaa taariikhda soomaaliya Ka baran kartaa qeybta ingiriiska oo macalimiin saxaan!!! magaca "Somaliland" waa magaca loogu yeero dhulka soomaaliyeed. Woqooyi galbeed kaliya maladhoho! Fadlan ka daa meeshaan sawirada foolxumada badan. Dad badan ayaa fiirsado. Maax 12:04, 28 May 2011 (UTC)