Talk:Maalinta Madaxbanaanida Somaliland

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Maalinta xoriyada somaliland)

Waa in aad qoraalka akhridaa oo u firsataa meesha waxa kuyaalaa waa dhab waa maalintii somaliland ay somaliya gooni isaga taagtay ilaa hadana gooni ayay ugu taagantahay laakiin maha in laleeyahay waa maalin caalamku somaliland ictiraafay,waa in waxwaliba sidayyihiin loo qoraa cunsurinimada iyo isjiidjiidadka halyska dhaafo maqaal qof uu qoray oo ku dhibtoodayna yaan la tirtirin. intaan laga halin waxa meesha kuqora. maqaalkani waxa uu kahadlayaa maalintii somaliland ay ku dhawaaqday in ay somaliya gooni isaga taagtay , taasi waxa ay ahyd maalin waana waajib in laqoraa,

Somaliland's[wax ka badal xogta]

This is my county . I like motherland Mahirsoftwere (talk) 11:33, 21 Diseembar 2017 (UTC)[reply]