Talk:Qoori

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Qoori? ama xeeb? qoori iyo xeeb sxb isku mid maaha, Qoori waxa ay lamacno tahay kalmada (Beach) Xeebina waxa ay lamacno tahay kalmada (Coast) maarkaas way kala gadisanyihiin waayo qoori waa meelkasta oo bada laga gaadhi karo ama ay kasoo dhawaato xeebtuna waa waa dhererka xeebta amaba bada