Talk:Shariif Axmed

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Sheekh Shariif Axmed)

dagmada madaxdaran waxay ka mid tahay gobol mudug waxay qiyaastii u jirtaa dagmada hoyo ila 100 km sida uu iisheegay c/raxmaa daahir coloow oo loo yaqaano safanaana dagmada waxaa ku yaala dhowr iskuul iyo xaruun lagu daaweeyo xoolaha iyadoo ay wehliso isbitaal guud ee lagu daweeyo dadka sandku markuu ahaa 1999 waxaa hal kaasi gaaray dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn hal kaa soo ay ka fuliyeen mashaariic aad ubalaaran dagmada madaxdaran waxay leedahay cimilo aad u wanaagsan maama ay ku taalo mee xeeb ah waxayna ku tiirsan tahay xoolaha nool

                   isku duba ridkii al usdaad dhagey