Talk:Suugaan

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

[Isticmaale: Baardheere] Fadlan tifaftire qaybta Af Soomaaliga ee Wikepedia, is waafajiya bogaan iyo midka "Suugaanta Soomaalida" kaas waliba u baahan ciwaan ka badal. Waxaa ku haboon magaca ah [Suugaanta Soomaaliya]. Hadii loo baahanyahay mowduuc balaarin, marka hore jiho diyaariya boggana ilaaliya maadaama dad badani, wadanka iyo qurbaha intaba rabaan "Suugaanta Soomaaliya" oo aduunku ku sheego inay tahay mid hodan ah dadkuna yihiin abwaano.

Fadlan qoraal iyo isku dubaririd loo diyaariyo akadeemik ahaan, boggan wuxuu u baahnaan doonaa ilaalin maadaama dadku iska qoraan waxay rabaan tixraac la'aan iwm iyo iyaga oo aan fahansanayn wax wanaagsan ee uu qaban karo boggan.

Bog wanaagsan wuxuu ka koobnaan karaa qaybaha suugaanta, taariikhda sooyaalka ah iyo mida casriga ah, xarumaha suugaanta iyo kaydka hidaha iyo nolosha dhaqandhaqaale dadkeena iyo dhulka intaba.