Talk:Yaaqshiid

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia



asc ww wa idin salmay aqyarta dhamatiin dhgemadad uma oglin gumeysi iyo in nala maamulo dagmada waxeey ka dhaxeeysaa dhamaan dadka deeganka waan dad is jacel waxaan sii dhihi lahaay gacmaha is qabsada si aan u gaarno hormar iyo barwaaqo

salaan kabacdi hadaan dib oogu noqono taarihkda waan sheegeesin waxba kamajiraan walaalayaal ---- laga soobilaabo arbaca rukun oo gumeesigi waagi danbe yiri halkan ayaad leedihii dadka layiraahdo galadiga sidaas ayeey tahay taarihkda hadii sikale looqeebin lahaa waxaad dhiehilaheeden kacaanka badalay -------