Teknetiyaam

Ka Wikipedia

Teknetiyaam


Teknetiyaam (ingiriis: Technetium) astaanta (Tc) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-sadex (43). Curiyaha Teknetiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 7aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 98.

Curiyaha Teknetiyaam waa bir aad u culus, midabka naxaasta oo cad, kuna jirta khaanada afaraad ee guruubka 7aad ee diwaanka curiyahaha iyo biraha guruubka d-block.

Curiyaha Teknetiyaam waa kan ugu hooseeya tirada atom ee dhamaan curiyayaasha, taas oo inta badan la helo ayadoo radioactive isotopekiisu kacsan yahay.