Telefonka gacanta

Ka Wikipedia
Nokia 3310
Blackberry-Bold-9650-Verizon

Telefanka Gacanta oo luuqada qalaad loo yaqaano (ingiriis: Mobile Phone) waa aalad yar oo loo isticmaalo in lagula hadlo shakhsi kale oo meel kale jooga iyadoo la adeegsanayo shabakada khadka.

Telefanka Gacantu waa uu yar yahay taasina waxay awood u siineysa qofka wata in uu cid kale la hadlo ama lala soo hadlo isagoo jooga meelo kala duwan.

Marka laga yimaado isticmaalka wada hadalka, telefanada gacanta ee casriga ahi waxay leeyihiin adeegyo fara badan sida dirista qolaalada gaaban (SMS), kamarad wax lagu sawiro, qeeybo codka lagu dhageeysto iyo waliba internet.

Taariikhda Telefon Gacmeedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Taariikhda Kala Duwan ee Telefon Gacmeedku soo Maray

Taariikhda Kala Duwan ee Telefon Gacmeedku soo Maray

Muuqaalada Telefonka Gacanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalada iyo Qeeybaha Telefonka Gacanta fiiri sidoo kale|Smartphone

A printed circuit board inside a Nokia 3210

SIMI Kaadh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Simi Kadhka Telefonka Gacantu ku Shaqeeyo

(ingiriis: Sim Card) oo loo soo gaabiyay Subscriber Identity Module
Naqshada Gudaha Telefanka Gacanta SIMI Kaadh

Shirkadaha Sameeya Telefonka Gacanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Suuqa Shirkadaha Sameeya Telefanka Gacanta

Sida Beeca Suuqa ugu kala sareyaan Shirkada Telefanka Gacanta Gartner
(New Sales)
BRAND Percent
Nokia 2010
  
28.9%
Nokia 2011
  
23.8%
Samsung 2010
  
17.6%
Samsung 2011
  
17.7%
Apple 2010
  
2.9%
Apple 2011
  
5.0%
LG Electronics 2010
  
7.1%
LG Electronics 2011
  
4.9%
ZTE 2010
  
1.9%
ZTE 2011
  
3.2%
Others-1 2010
  
30.4%
Others-1 2011
  
33.7%
Note: Others-1 consist of Sony Ericsson, Motorola, ZTE, HTC and Huawei.(2009-2010)