Template:Ciidan

Ka Wikipedia
Qaab dhismeedka ciidanka
Tiro Cuntub Cuntub ciidan Hogaanka Cuntub ka samaysan Tiro ahaan
1) Unug SQUAD , CREW , PATROL ,SECTION Xarigle Cuntubka aas aaska 10 ilaa 11 qof
2) Koox PLATOON , TROOP Xiddigle 3 unug 30 ilaa 33 ruux
3) Horin COMPANY Kabtan 3 koox 90 ilaa 100 ruux
4) Urur BATTALION Korneel 3 horin 250 ilaa 300
5) Guuto Regiment Sareeye guuto 3 urur 1000 qof
6) Gaas BRIGADE Sareeye gaas 3 guuto 3000 qof
7) Qayb DIVISION Sarreeye guud 3 gaas 9000 ilaa 10,000
8) Ma lahan soomaalida CORPS Malahan Ma lahan soomaalida Ma lahan soomaalida
9) Malahan soomaalida FIELD ARMY Ma lahan soomaalida Ma lahan soomaalida Ma lahan soomaalida
10) Ma lahan soomaalida ARMY GROUP , FRONT Ma lahan soomaalida Ciidan ka kooban cir bad dhul gaaraya hal milayan