Toyota
Ka Wikipedia
Toyota waa Shirkad sameysa Baabuurta waana shirkad caalami ah xarunteeda waxey ku taalaa dalka jabaan, shirkadaan waxaa u shaqeeya 320.808 Shaqaale oo dunida ku firirsan , shirkadiani waxaa aas'aasay Kiichiro Toyoda sanadkii 1937,