USC
Ka Wikipedia
USC, waxey eheed urur siyaasadeed oo ka jirtay dalka Soomaaliya, waxaana la abaabulay 1987dii.Ururkaan waxoo ahaa kuwii riday dowladii uu hogaaminayay dhiigyacab Maxamed Siyaad Barre, waxeyna ahaayeen kuwii ka xoreeyay umada Soomaaliyeed gumeeysigii iyo caburintii lagu hayay.