U qeybin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

U qeybi (÷) Si gaar ahaaneed, hadii c lagu dhuftay b ay lamid tahay a, oo loo qoro:

c \times b = a\,

taas oo b aysan aheyn Eber, kadibna a loo qeybiyay b waxey la mid tahay c, oo loo qoro:

\frac ab = c

xaqiiqo,

\frac 63 = 2

maadaama

2 \times 3 = 6\,.