Ukrain waa wadan ku yaalo bariga Yurub. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Ruushka, Belarus, Boland, Islofaakiya, Hugaria, Romania iyo Moldofa, dhinaca koonfurta neh waxaa kaga dhegen Badda Madow.