User:AKadawo

Ka Wikipedia

Cabdinaasir Maxamed Kadawo

Waxan ku dhashay Muqdisho, sanadka 1973dii. Waxbarashada dugsi hoose, dhexe iyo sare waxan ku soo qaatay isla magaalada Muqdisho. Disember 1990 aniga oo joogaa Muqdisho waxa bilaabmay dagaalkii sookeeye ee Soomaaliya. Afar maalin kadib waxan u baxay Kismaayo. Waxan halkaa ku sugnaa labo todobaad. Kadibna waxan u qaxay wadanka Kiinya. Halkaas oo aan ku sugnaa 11 bilood. Tariikhdu markay ahayd 14 bishii 12aad 1991dii waxan u safray wadanka Iswiidhan. Ilaa hadana waxan ku dhoolahay isla wadankaas.