User:Aadan warsame Xawaadle

Ka Wikipedia

Beesha Aadan warsame wa Beel kamid ah Beelaha Xawaadle Gaar ahaan Beesha Yabar Dige, Aadan warsame waxaa loo qeeybiyaa 10 oday oo kala ah ;():


1 [Shigow Aadan Waxa uu usii kala baxaa :-

Saangaal Shigow

Baalle Shigow

Magan Shigow]

2 [Geedi Aadan Waxa uu usii kala Baxa ;-

Cumar Geedi

Abiikar Geedi]

3 [Dalabow Aadan ]  

4 [Salaadle Aadan ]

5 [ Irab Aadan ]

6 [Xasan Aadan ]

7 [Saandalab aadan ]

8 [Xusen aadan ]

9 [ Jibriil aadan ] 

10 [ Buraale aadan ]