User:Abdiladif Aden Mohomed

Ka Wikipedia

Abdiladiif waa wiil somaliyeed waxa uu ku nool yahay dalka Ruushka Gaar ahaan Caasimada Mosco Abdiladiif waxa uu ku dhashay magaalada burco sanadku markuu ahaa 14/2/1994 waxa uu waxbarashadiisa heer dugsi hoose dhaxe ku soo qaatay magaalada burco waxa uu ku soo bar baaray xarunta gobolka togdheer waxa uu caddiladiif u baxay sanadku markuu ahaa 2006 dalka ruushka halkaas uu u tagay jaamacad

ABDILADIF QOYSKIISA[wax ka badal | wax ka badal xogta]

father:aadan maxamed cumar mother:siraad yuusuf maxamed sister: muuna aadan maxamed brothers:Cabdiqani.Cabdifataax.Cabdiraxmaan