User:Ahmed xuseen

Ka Wikipedia

Beesha Geledi :waa beel ka tirsan beelaha ugu ilbaxsan somaliya waxana degtaa degmada afgoye ee sh/hoose waa beel ku caan baxday is dhexgalka bulshada waa beel ka kooban labo qeybood 1.tolweyne 2.yabdhaal. waxayna ku caan bexeen beeralay iyo waa dad barta diinta islaamka sida quraanka iyo axaadiisa iyo axkaamta fiqika waxaa ka mid eh culumada ugu caansan ee beesha geledi 1.sh.maxamed yusuf(boqol jirow) . 2.sh.maxamed muse mayaw 3.sh.cusman abukar cusman 4.sh.cusman siidow 5.ustaad maxamud siid caalin 6.sh.xaaji jeylani 7.sh.cusman jiis 8.sh.c/qaalikh c/llahi xamsa oo ahaa khadiibka weynaa ee degmada afgooye marne xildhibaan kasoo noqday dowlada sh.shariif sidoo kale ahaa godomiya ku xugeenka maxkamada al.bayaan ee digil iyo mirifle xiligii maxaakimta 2006.beesha waxay jeceshahay nabad galyo iyo wada noolasho .waxaa sidoo ka dhashay korneel guudle maxamed nuur oo tariikhda baal dahabi ah ka galay dagaalkii 1977 ee somaliya iyo itoobiya